Meydka qof ajnabi ah oo laga helay xeebta degaan ka tirsan Puntland

Meydka qof la sheegay inuu yahay Ajnabi ayaa ku soo caariyey xeebta Magaalada Eyl oo ka tirsan gobolka Nugaal ee Maamul goboleedka Puntland. Maydka qofka la helay ayaa gacmaha iyo lugaha ka xirnaa sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah ku sugan degmadaas, kuwaasoo arkay meydka soo caariyey. “Markii maydkiisa la helayay waxaa uu dulsaarnaa … Continue reading Meydka qof ajnabi ah oo laga helay xeebta degaan ka tirsan Puntland